Farriinta Maraykanka Maxay Saamayn Ku Yeelan Karta Xasilinta Soomaaliya ?

Maamulka Madaxweyne Joe Biden oo dib u hagaajinaya siyaasadda arrimaha dibedda Mareykanka, ayaa u muuqda inuu Afrika ula dhaqmi doono si ka duwan sidii Trump. Bartamihii bishii hore ayaa wargeyska Foreign Policy sheegay in kooxda amniga ee madaxweyne Biden ay ku hawlan yihiin sidii ergay gaar ah loogu magacaabi lahaa dalalka Geeska Afrika. Xasilinta mashaakilka Geeska … Continue reading Farriinta Maraykanka Maxay Saamayn Ku Yeelan Karta Xasilinta Soomaaliya ?